Faah Faahino kasoo baxaya Ganacsade caan ah oo lagu dilay magaalada Kismaayo

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa xalay fiidkii magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxa ay ku dileen Ganacsade caan ah oo sidoo kale kamid ahaa waxgaradka magaaladaasi. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in dhalinyaro biskoolado ku hubeesan xaafada Calanley ku dileen ganacsadeĀ  Xaaji Saciid Ciise (Saciid Addoon), kooxihii dilka geestay ayaana goobta si deg … Continue reading Faah Faahino kasoo baxaya Ganacsade caan ah oo lagu dilay magaalada Kismaayo